Al Shabaab oo sheegtay in ay ka hortageen Weerar Ciidamo Mareykan ah kusoo qaadeen

Ciidamo la sheegay in ay ahaayeen Mareykanka oo garab ka helayay ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya ayaa xalay howlgal qorsheesan ku qaaday Degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose. Ciidamadan ayaa watay diyaaradaha qumaatiga u kaca kuwaa oo ku dejiyay duleedka Jamaame kadibna lug ku galay dhinaca Degmada, waxaana ciidankan iska caabin kala kulmeen dagaalyahano katirsan Al … Continue reading Al Shabaab oo sheegtay in ay ka hortageen Weerar Ciidamo Mareykan ah kusoo qaadeen